spot_img
spot_img
0 0

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:27 Second

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo saakay ka dhacay degmada Shibis ee gobolka Banaadir.

Qaraxaas ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Nasiib-buundo ee degmada Shibis, waxaana lala beegsaday gaari uu la socday sarkaal lagu magacaabo Maxamed Carabow Cali.

Sarkaalkaas ayaa ka badbaaday qaraxa, waxaana la sheegay inay ku dhaawacmeen seddax askari, sida ay noo sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Qaraxa kadib ciidamo ka tirsan hey’adaha ammaanka ayaa gaaray goobta, welina ma jirto cid faahfaahin ka bixisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!