-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Khasaare Geeystay Oo xalay Lagu Qaaday Hoyga Uu Magaalada Beydhabo Ka Dagnaa Taliyaha Ciidanka Asluubta .

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:50 Second

warar kala duwan ayaa laga helayaa weerar khasaare geystay oo xalay lagu qaaday hoyga taliyaha ciidan Asluubta Soomaaliya Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan uu ka deganaa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

warar aan ka helayno magaalada beydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in kooxa hubeysan oo aan hebtooda la garaneyn ay xalay weerar xdoogan ku qaadeen  guriga taliyaha ciidanka asluubta oo horay u ahaana taliyaha ciidanka booliska magaalada beydhabo

hoyga taliyaha ciidanka asluubta ee xalay la wweeraray ayaa waxa uu ku yaalaa magaalada beydhabo gaar ahaana meel aan ka fogeyn goroonka ciyaaraha Dr. Ayuub ee magaaladaas.

kooxda weerarka ku qaaday hoyga uu taliyhu ka dagnaa magaalada beydhyabo ayaa waxa la sheegay in bamgacmeed ay u adeegsadeen weerarkooda,

qasaare kala duwan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerarkaani waxaana Inta la xaqiijiyey  ku geeriyooday 1 ruux, halka uu dhaawac soo gaaray laba ruux oo kale, kuwaas oo ku sugnaa hoyga taliyaha, intaasi ka dib waxa la sheegay in kooxdii hubeysneyd ee  weerargeystay ay goobta isaga baxsadeen.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!