spot_img
spot_img
0 0

Faah-faahin Qarax caawa ka dhacay maagalada Muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:32 Second

Faah-faahimo dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax aad u xooggan oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho,Qarax oo inta badan laga wada maqlay Dagmooyinka Gobolka Banadir .

Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay KM4, waxaana uu  ahaa Miino waddada dhinaceeda la dhigay, taasi oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday Cornel Maxamed Daahir Taliyaha Ciidanka Eregta (Ciidanka Ilaaliya dhammaan xarruumaha dowladda) ee Booliska Soomaaliya, waxaana wararku intaa ku darayaan in uu ka bad-baaday Qaraxaasi.

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in khasaaro uu soo gaaray ilaalada taliyaha, waxaana goobta gaaray Ciidanka Booliska, kuwaasi oo baaritaanno billaabay, inkastoo aan wali la shaacin dad loo soo qab qabtay qaraxa.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!