spot_img
spot_img

Faah-faahin:-Qarax ay ku dhinteen 6-ruux oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Duledka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka siinka dheer oo ah koontaroolka laga soo galo Magaaladda.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal qaraxa oo dhulka ku aasnaa  ayaa qabsaday gaari Qooqan ah oo ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaxan ku dhintay 6-ruux oo kala ah 4 askari, darawalkii gaariga waday iyo qof goobta ku sugnaa

Wax goobta gaaray ciidamada dowlada kuwaas oo ka wada baaritaan la xariira qarax

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!