Faah Faahin Kasoo Baxaysa Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Hargeysa.

0
164
0 0
Read Time:28 Second

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in xalay lagu dilay saraal ka tirsanaa Milatariga Somaliland.

Rag Ku hubeysanaa Bastoolado ayaa hubiyay rasaas, kadibna iskaga baxsaday goobtii ay falka ka geeysten.

Laamaha amniga ee Hargeysa ayaa ilaa hadda wada Baaritaano ku aadan dilkaasi ka wada xaafadaha magaalada Hargeysa, lamana oga cida sida rasmiga ah uga dambeyso dilka loo geeystay sarkaalkasi.

Magaalada Hargeysa ayaa ah Magaalo ay ku yaryihiin falalka amniga lidka ku ah, waxaana la filaya in war ay kasoo saaran Maamulka somaliland arrinta la xiriirta dilka loo geeystay sarkaalka ka tirsana Milatariga Somaliland.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %