Faah Faahin Kasoo Baxaysa Qarax Ka Dhacay Inta U Dhaxeysa Muqdisho Iyo Afgooye.

0
43
0 0
Read Time:25 Second

Faah faahin dheerad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Khasaaro geeystay oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye.

Wararka laga helayo Qaraxaasi ayaa sheegaya in lala eegtay Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa dhaliyay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana la sheegaya in si gaar ah lala eegtay ciidamada Haramacadka ee suga amniga wadada la dhisayo ee Muqdisho iyo Afgooye.

Waxaa soo laalabanaya qaraxyada ka dhaca wadada dhismaha ka socda ee Muqdisho iyo Afgooye , iyadoo marar badan injineerada dhismaha wada lala eegtay qaraxyo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %