spot_img
spot_img

Faah Faahin Kasoo Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal inta u dhaxeysa Afgooye iyo Walanweyn ku dhex maray Ciidanka Dowladda kooxo ka tirisan Ururka Alshabaab.

Xubno ka tirsan ururka Alshabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday gaadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan Dowladda , xili ay marayeen degaanka Buulalow ee degmada Afgooye, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan.

Sida wararka aynu ku heleyno Askar badan iyo saraakiil ayaa ku dhintay dagaalka, waxaa ka mid ah ciidamadii ku dhintay dagaalka Cabdulle Cali Mire iyo Cabdi Maxamed Guutaale oo ka mid ahaa ciidamada la weeraray.

weerarka lagu qaaday ciidamadan weli kama aysan hadlin milatariga soomaaliya ee ku sugan gobolka sh/hoose.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!