Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Kaso Baxaysa Dagaal Ka Dhacay Degaano Dhaca Gobolka Hiiraan

0
149
0 0
Read Time:27 Second

Warar dheeraad ah aya kasoo baxaya dagaal muddo socday oo deegano hoostaga magaalada Baladweyne ku dhexmaray dad xoolo dhaqata ah.

Sida aynu wararka ku heleyno dagaalka ayaa salka ku haaya is qabqabsi dhuleed iyadoo khasaaro balaaran uu ka dhashay dagaalka.

Xaalada guud ee deegaanka uu dagaalka ka dhacay aya lagu soo waramaya in hadda ay degan tahay iyadoo dadkii ku dhaawacmay loo qaaday isbitaalo ku yaalla magaalada Baladweyne, waxaana laga baqaya in markale uu qarxo dagaalka xilli dadka ku sugan deegaankaasi ay muujinaya cabsida ku aadan in markale dagaalka uu bilowdo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %