Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Qaadista Dhagaxaanti Yaalay Waddooyinka Muqdisho

0
90
0 0
Read Time:27 Second

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay qaaditanki dhagaxaanti yiilay waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Munaasabad Xariga looga jarayay dhagaxaan qaadista ayaa ka dhacday Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiinta ugu sar sareeya dowladda Soomaaliya sida, Ra`iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish iyo saraakiisha laamaha amniga dowladda Soomaaliya.

Dhamaan Masuuliyiinta ayaa ku tilmaamay wax lagu farxo in dib loo furo waddooyin badan oo xirna muddo dheer.

Xalay ayee ahayd markii dhamaan waddooyinka ugu muhiimsan caasimada laga qaaday dhagaxaantii shubka ahaa ee yiilay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %