Dowladda Soomaaliya Oo Ciidamo Cusub U Dirtay Xuduuda Soomaaliya Iyo Kenya.

0
121
0 0
Read Time:26 Second

Waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo gaaray ciidamo fara badan oo ka tirsan Gorgor, iyadoo diyaarad ay waday ay waqti dhow ka degtay halkaasi.

Cabdullaahi Cumar Cilmi ayaa si diiran ugu  soo dhaweeyay ciidanka cusub garoonka diyaaradaha ee Doolow, iyadoo la filayo inay u gudban dhankaas iyo Beladxaawo.

Sida wararka aynu ku heleyno Ciidanka cusub ayaa lagu xoojinaya kuwa haatan jooga xuduuda Soomaaliya iyo Kenya.

Dowladda Federaalka ayaa waxay horey halkaasi u geeysay ciidamo hor leh , kuwaasi oo dagaal lesku aaba yeelin la galay Wasiirka amniga Jubbaland.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %