DOWLADA SOMALIA OO SI XEYLADEYSAN U DIIDAY IN BAARI TAAN LAGU SAMEEYO MEYDKA RA’ISUL WASAARE CALI KHALIIF GALEYR.

0
208
0 0
Read Time:36 Second

Gudiga DF u xil saartay aaska qan ee loo smeynyo Ra’sul wasaarihii hose allaha u naxariistee Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaciyay in wax baaritaan ah lagu sameynin meydka Galeyr.

Allaha u naxariisto Ra’sul wasaare Cali Qaliif Galeyr ayaa ku geeriyooday Dowlad degaanka somalida 8-dii Ogtoober 2020.

Qoyska marxuumka uu ka geeriyooday ayaa dalbaday in baari taan rasmi ah lagu sameeyo waxa sababay dhimashada Ra’sul wasaare Galeyr,Xili Dowlada Itoobiya ay shaacisay in uu u geeriyooday caabuqa COVID-19.

Sii-hayaha wasiirka kullumeysiga XFS ayaa sheegay in markii la keeno meydka aan wax baaritaan ah lagu sameyneyn doonin.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka jigjiga ‘ehelada Galeyr iyo Odoyaasha marxuumka ayaa aas Qaran muqdisho ugu sameyay Cali khaliif Galeyr Allaha yaa raxma.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %