DOWLADA SOMALIA OO ADKEYSAY XADUUDKA AY LA WADAAGTO KENYA.XILI AY GEYSAY CIIDAMO AAD U BADAN.

0
181
0 0
Read Time:33 Second

Wararka aan ka heleyno GOBOLKA GEDDO ayaa ku waramaya in DFS ay ciidamo aad u badan geysay xaduud beenaadka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya.

Taliyaha ciidamada xasilinta G.Gedo Bakaal Kooke iyo Taliyaasha Guutada 12-aad ee Qeybta 43 ayaa si wada jir ah u gaaray Magaalada Baladxaawo iyago oo ay la socdaan ciidamo aad u qalabeysan kuwaas oo lagu biiriyay ciidamadii horay xaduudka u joogay.

Talaabadan ay Dowlada ay qaaday ayaa timid kadib markii warar aan la xaqiijin ay sheegeen iyo Dowlada Dalka Kenya ay u Hanjabtay dhigeeda Somalia.

Taliyaasha oo ciidamada kula hadlay dhanka Xaduudka ayaa faray in ciidamada ay dardar galiyaan sugida dhanka amniga ee xaduudka.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %