-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay xariga Colenel Gabre

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:20 Second

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay xariga Colenel Gabre

Waxaana bartiisa Twitterka ku sheegay agaasimaha  warfaafinta Madaxtooyada Cabdi Nuur Maxamed in xariga Col Gabre uu yahay mid  muujineysa sida ay dowlada Ethiopia uga go’an tahay in ay ka shaqeyso xasiloonida Geeska Afrika.

Colenel Gabre ayaa si weyn loogu xasuustaa xasuuqii muqdisho iyo gobolada somalia oo ay ka geysteen ciidamadii uu horkacayaya xiligii ay soo gakeen gayiga somalia

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!