-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Dowlada Federalka oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u soo magacaabeen Soomaaliya.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:40 Second

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo magacaabay dalka Soomaaliya John Mahama.

Warar hoose oo ay shabakada jowhar.com ay heshay ayaa tibaaxaya in dowlada Soomaaliya ay qoraalkeeda ku sheegtay in aan lagala tashan magacaabista Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama isla markaana aan loo marin nadaamka diblumaasiyada.

Sidoo kale Dowlada Federalka ayaa ku tilmaamtay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika magacawday in aanu dhex dhexaad ka noqon karin arrimaha Soomaaliya, maadaama uu dano ganacsi ku leeyahay dalka Kenya.

Si kasta ha ahaate Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho degdeg ah ku tegey dalka Jamhuuriyada Dimuqraadiga Kongo isagoo caasimada dalkaas ee Kinsasha kula kulmay Madaxweynaha wadankaasi oo ah guddoomiyaha ururka Midowga Afrika ee sanadkan.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!