spot_img
spot_img
1 0

Doorashada Five Star Students Association oo la shaaciyay xiliga la qabanayo.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:1 Minute, 10 Second

Kulan ay maanta yeesheen musharaxiinta u taagan qabashada xilka ugu sareeya Five Star Students Association iyo guddiga doorashada Madax banaan ee ururka, ayaa ka wada hadlay qaabkii ay u dhaci laheed xoorsho xur iyo xalaal ah,Taas oo lagu qabto waqtigeeda.

War saxafadeed ay soo saareen guddiga doorshada ayaa lagu sheegay in muddo bill ah dib loo gugay doorashada gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa.

Guddiga ayaa sheegay in xiligaan aysan munaasab aheyn in la qabto doorasho daahfuran,sababo la xariira in uu dalku ka jiro covid-19,aysan macquul ayen in la isku yimaado.

Halkaan ka Akhriso War-Saxaafsdeedka.

“Kadib markii eey kulan isugu musharaxiinta iyo gudiga doorashada madaxa banan waxaa loga wada hadlay dhaman xalada doorashada iyo qaabkii eey ugu dhici laheyd si waafaqsan shruucda ururka dhalin yarada five star,”

“Iyadoo si wanagsan looga dooday arimaha covid 19 dhibaatoyinka ba an uu bulshada ku hayo iyo sidoo kale cabsida amni ee laga qabo goobaha dadku isugu yimaadan taas oo maalmahan digniino fara badan eey kaso dirayeen hay adaha si looga fogaado goobaha la isugu yimaado , sidaas darteed waxan isla garanay in dib loo dhigo doorashada oo waqtigeedi hore ahaa 5/3/2021 anagoo isku raacnay in mudo bil ah dib loodhigo lagana dhigo 5/4/2021
Mahadsandin
Wabillahi towfiiq
Gudomiyaha gudiga dorashada madaxa banan
Bashiir Cilmi ayaa saxiixay .”

Gudoomiyaha gudiga doorashada madaxa banaan ayaa shaaciyay in dorashada la qaban doono 5/4/2021

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
100 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!