spot_img
spot_img

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Af-gooye.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya qeybo ka mid ah Gobolka Shabelada Hoose siyaabo kala duwan ayaa ugu dhaceen duqeymo iyo dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowlada oo garab ka helaya kuwa Amisom iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Xalay saqdii dhaxe ayaa la sheegayaa iney diyaarad dagaal ay duqeyn ka geysatay deegaano dhaca dhanka hoodka ah ee u dhaxeeya Degaanka Laanta Buure iyo Carbiska oo kawada tirsan Shabelada Hoose

Diyaaradaan dagaal ayaan la ogeyn halka ay si toos ah looga leeyahay balse howlgaladaanayaa inta badan sheegta dowlada marekanka .

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!