-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Diyaarado dagaal oo duqeeyay xarunta maaliyada Al-shabab ku leeyihiin dagmada Awdhiigle ee G.Sh.Hoose.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:36 Second

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa sida la xaqiijiyay Diyaarado Seddex gaarayay oo xalay duqeyn ka fuliyay Degmadda Awdhiigle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Diyaaradaha oo ku duulayay joog hoose  ayaa duqeeyay xarunta Maaliyadda oo lacagaha ay ku qaadaan  Xarakadda Al-shabaab, taasi o ku taala Degmadda Awdhiigle.

Dad deegaanka ayaa iftinews.com u xaqiijiyay in 12:00-03:00 saqdii dhexe ay duqeynta wadeen,islamarkaana khasaare uu jiro.

Ilaa hadda lama oga qasaaraha dhabta ah oo halkaas ka dhalatay balse ila wareedyo ayaa xaqiijinaya in halkaas lagu arkayay dhiig iyo burbur lixaad leh oo soo gaaray xarunta la duqeeyay.

Dhinaca kale majiro wax war oo kasoo baxay Al-shabab oo sheegaya qasaaraha ka dhashay Xarunta duqeynta lala beegsaday ee Awdhiigle.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!