spot_img
spot_img

Diyaaraddo aan heybtooda la aqoon oo jawi hoose ku duulayo ayaa habeenimadii halay waxey duqeyn ka fuliyeen G.Hiiraan

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Wararka laga helayo G.hiiraan gaar ahaan degaanka WABXO oo qiyaas ahaan 40Km u jirta magaladda Baladweyn ee Gobolka hiiraan.

Diyaarada ayaa lasheegay iney bartilmaamsadeen deegaankaasi saldhigyo ay AL_shabaab Ay halkaas ku lahaayeen .

Iyadoo aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay duqeynta oo dhacday xili habeen ah majiro wax war ah oo ay soo saareen X.Al.shabaab oo ku aadan duqeynta la sheegay in lala bartilmaamsaday.

Maalintii shalay ayeey aheed markii ciidamo ethopian ah qarax dhulka lagu aasay lala eegtay Deegaanka CEEL’GAAL oo dhaca duleedka magalada Baladweyne qaraxaas oo ka dhashay qasaaro sida noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Al.shabab ayaa sheegatay iney ku dhileen ku dhawaada 30 askari mana jirto ilwadeedyo intaas dhaafsan oo kasoo baxay ciidamadda qarax lagula eegtay degaanka ceelgaal ee G.hiiraan

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!