Dibadbax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
78
0 0
Read Time:29 Second

Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ballaaran , iyadoo dad weyne badan ay iskugu soo baxeen.

Banaanbaxyaasha ayaa ka careysan waddooyinka soo gala iyo kuwaka baxa degmooyinka kala ah Yaaqshiid iyo Hiliwaa, waxaana isku soo baxay dadweyne ka careysan tallaabada lagu xiray waddooyinka muhiimka ah.

Banaanbaxa ayaa ilaa imika la sheegaya inuu socdo, waxaana qeyb ka ah darawalada gawaarida BL-ka kuwaasi oo cabashada ugu badan ka gudbiyay dowladda.

Warar ayaa sheegaya dhagaxaantii laga qaaday waddooyinkii waa weyna la dhigay waddooyin kale oo soo gala wadada warshadaha oo ah waddo muhiim u ah degmooyinka Yaaqshiid, Dayniile iyo Hiliwaa.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %