Dhismaha Wasaaradda Beeraha Oo Maanta Xariga Laga Jaray.

0
87
0 0
Read Time:25 Second

Waxaa maanta xariga laga jaray dhismaha wasaarada waraabka Soomaaliya oo dib udhis balaaran lagu sameeyay.

Ra`iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xariga ka jaray dhismaha dib u dhiskalagu sameeyay.

Ra`iisal wasaare Rooble ayaa sheegay in xukuumadda ay muhiimad gaar ah siin doonto beeraleyda Soomaliyeed oo door muhiim ah ka qaatakobaca iyo wax soo saarka dalka.

Xarunta Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo ku burburtay dagaaladii dalka ka dhacay ayaan lagu shaqeenin muddo dheer, waxayna maanta suurta gashay in dib loo furo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %