spot_img
spot_img

Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa saakay laga dareemayaa deegaano ka tirsan Gobol Gedo

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo dhaq dhaqaaq xoogan oo ay wadaan ciidamada Jubaland iyo Kuwa militariga DFS oo iskaa shanaya

Howl galadaasi ayaa ka dhacaya deegaano ay ka mid yihiin Baardheere Ceel’waaq Balad-xaawo Buurdhuubo iyo deegaano kalle kuwaasi oo ay dagmadda Garbahaarey ka mid tahay .

Waxana lasheegay in howl galadaan lagu xaqiijinayo amniga dagmadaasi maaddama ay dhawaanahaan soo kordhayeen weeraro iyo dilal qorsheesan oo ka dhaca Deeganadasi

Laamaha amniga iyo saraakiisha hor kacaya ciidanka ayaa war fidiyeenka u sheegay iney baaritaanadaan ugu gol leeyihiin sidii amni iyo kala danbeyn ugu soo celi lahaayeen Gobolka Gedo

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!