spot_img
spot_img

Dhageyso wareysi: Hindo sharciyeed Muran badan dhaliyaay oo ka taagan Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Df Somali.

Must read

Hinda sharciyeed kaan oo  horyaalo baarlamaanka somalia ayaa dhaliyay muran ku saabsan hanaanka loo maray hida sharciyeedka.

Sidoo kale waxa baraha bulshada iskugu xiriirto lagu hadal haayay in hida sharciyeedkaan uu qoray quburo ajaaniib ah

Wareysi uu siiyay VOAsomali. waxa si weyn u beeniyay wasiir ku xigeenka  wasaarada Macdanta iyo Batroolka dowlada fadaraalka somalia Mahamuud Abdikadir Hilaal

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

 

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!