spot_img
spot_img
0 0

Dhageyso: Qeybtii labaad wareysiga madaxweyne Xasan Sheekh

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:29 Second

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud oo nagu soo booqday xarunta VOA-da ee London ayaa wareysi uu nasiiyey uga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda dalka, ujeedka loo aas aasay xisbiga uu hogaamiyo , isbadaladda ka dhacay gobolka iyo arrimo kale.

Kusoo dhowaada qeybta 2-aad ee Waraysiga ay la yeelatay Falastiin Iimaan oo London ku suggan, waxuuna ka jawaabayaa, su’aal la xiriirta sida uu u arko isbedellada Geeska Africa ka socda.

FG:xaquuqda wareysigaan waxa leh VOAsomali

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!