DFS oo war ka soo saartay sarkaal sare oo Al-Shabaab looga dilay J/Dhexe(Magaca)

0
190
0 0
Read Time:25 Second

Howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka sida gaarka u tababaran ee kumaandooska xoogga dalka ee Danab ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiishii hoggaamineysay howgalkaas.

U jeedka howlgalka ayaa la sheegay inuu ahaa dilka sarkaalkaas oo Al-Shabaab u qaabilsanaa maktabka warbaahinta, waxaana magaciisa lagu sheegay Cabdullahi Cusmaan Dhegacade.

Saraakiisha Danab ayaa sheegay inay ku guuleeysteen u jeedkii laga lahaa howlgalkaas ay ku dileen sarkaalkaas oo ay sheegeen inuu muhiim u ahaa kooxda.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %