DF Somalia oo Bogaadisay abaalmarinta WFP

0
141
0 0
Read Time:38 Second

Sii-hayaha wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray barnaamijka cuntada Adduunka Qaramada Midoobay ee WFP oo sanadkan 2020-ka ku guuleystay Abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda ee loo yaqaano (Nobel Peace Prize).

“Aniga oo ku hadlay magaca Dowladda Soomaaliya, waxaan hambalyo u dirayaa WFP dadaalka xooggan oo ay sameeyeen ee dhinaca naf badbaadinta iyo ka hortagga macluusha, iyadoo ay jirto duruufaha gaarka ah eek a dhashay COVID-19” ayuu qoraalkiisa ku yiri wasiir Xamsa.

Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, “Inti uu jiray COVID-19 oo ay inoo wehlisay xaaladaha sida fatahaado ka dhacay meelo ka mid ah dalka, WFP waxay Dowladda Soomaaliya ka taageertay in la caawiyo malaayiin Soomaali ah oo qatar ugu jiray macluul.”

Halkaan Akhriso Qoraalka

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %