DEGDEG :- XOG HOR LEH OO LAGA HELAYO QAABKII UU U DHACAY DILKII GUDOMIYIHII DAGMADA HODAN .

0
62
0 0
Read Time:36 Second

Warar kale duwan ayaa kasoo baxaya qaabka uu u dhacay werarkii xalay lagu dilay gudoomiyaha degmada hodan iyadoona hada la heegay in dilka loo xiray taliyaal ay ka mid yihiin taliyaha ciidanka degmada howlwadaag oo ay shaqaaqadu ka dhacday iyo iyo taliyaal kala oo lagu tuhmayo in dilkaaasi

Alla unaxariis gudoomiyaha degmada hodan ee la dilay ayaa waxa la sheegay in shalay uu dalka dib ugu soo laabtay kadib markii xaalad caafimaad lagu qaaday dalka dibadii isagoo ku dhaawacmay qarax lagu la eegtay isgooska km4 ee magaalada muqdisho

waxaana uu  shir gudoomiyay shirka todobaad laha ah ee degmooyinka hodan iyo howlwadaag

maamulka gobolka banaadir ayaa waxa la sheegay in hada uu guddi u saaray aaska gudoomihii degmada hodan ee geeeriyooday

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %