spot_img
spot_img

DegDeg:- Qarax ka dhacay Muqdisho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Qarax xoogan oo laga maqlay qaar ka mida dagmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Dagmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay maqaaxi kutaal degmada shingaani gaar ahaan dhabarka dambe ee dhismihii ay daganeed wasaaradda Amniga.

Warar kala duwan ayaa kaso baxaya qarax iyo qasaaraha uu geystay walow aan si rasmi ah loo ogaan qasaaraha ka dhashay.

Halkaan kala soco wararkii ugu dambeeyay ee qarax

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!