DEG DEG:- Ra’isul wasaare Abiy Ahmed oo xilalkii ka qaaday wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya iyo Taliyaashii Milatariga iyo sirdoonka

0
70
0 0
Read Time:22 Second

Ra’isul wasaare abiy Ahmed ayaa xilaalkii ka xayuubiyay mas’uuliyiin badan oo ka wada tirsan xukuumadiisa iyo taliyaashii sirdoonka dalkaasi.

Wareegto kasoo baxday xafiiska
Ra’isul wasaare abiy ayaa lagu sheegay inuu xilalkii ka qaaday wasiirka arimaha dibada Itoobiya, Taliyaasha ciidanka Qaranka iyo Sirdoonka.

Tilaabadaan uu qaaday abiy ayaa ku soo beegan tahay iyadoo uu socdo dagaal aad u culus oo u dhaxeeyada
Dowlada Itoobiya iyo Gobolka Tigray .

WEHELIYE MEDIA INC Kala soco wararkii ugu dambeeyay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %