Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geeystay oo Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Gobolka Banadir

0
56
0 0
Read Time:30 Second

Wararka naga soo gaarayo degmada Shibis ee Gobalka Banaadir, ayaa sheegaya in uu goordhaw uu qarax halkaasi ka dhacay .

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, ayaa la sheegay in lala eegtay  Gaari uu lahaa Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax.

Muxudiin Xasan Afrax iyo Xildhibaan hore Xuseen Caraale ayaa la sheegay in ay soo gaareen dhaawacyo kadib qaraxii saakay ka dhacay Muqdisho.

Sidoo kale qaraxa ayaa la sheegay in ay ku dhinteen ciidan la socday gaariga qaraxa haleelay. Qaraxaan ayaa ka dhacay degmada Shibis, waxaana dadka gaariga saarnaa ee ka badbaaday kamid ah Imaamka Maxamed Yuusuf.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %