-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

DEG DEG :Qarax ka dhacay Shabeelaha hoose.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:30 Second

Wararka ka imaanaya deegaanka Buulo Mareer ee Gobalka Shabeelaha Hoose,

ayaa sheegaya in halkaas Qarax lagula eegtay fariisin ay ku sugnaayeen  ciidamo  Dowlada Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlay deegaano hoos yimaada Deegaanka Buulo Mareer.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Tuulada Golweyn, waxaana la tilmaamay in khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay, inkastoo ilaa iyo hada aan la ogeyn khasaaraha dhabta.

Ma jiraan weli Wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!