spot_img
spot_img
0 0

DEG DEG- qarax ka dhacay magaalada Qardho gobolka Karkaar

Must read

Read Time:33 Second

Xarumaha caafimaadka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa la gaarsiiyey ugu yaraan lix ruux oo la sheegay inay waxyeelo ka soo gaartey qarax aan ilaa hadda qaabkiisa la aqoon oo ka kacay gudaha magaalada.

Taliska qaybta booliska gobolka Karkaar oo gaarey goobta ayaa sheegay inaysan weli bixin karin faahfaahin dheeraad ah haseyeeshee ay wadaan baaritaan ku aadan qaabkii wax u dheceen iyo waxa sababay.

Dadka daawacyada soo gaaray waxay ahaayeen shaqaalo geerishka ka shaqeynayay oo xiligaas ku howl jiray shaqo nolol maalmmeedkooda ay kasoo saartaan ,

Dadka dhaawacyada soo gaaray xaaladooda qeyb kamid ah way culusyihiin sida uu ii xaqiijiyay mid kamid shaqalaaha caafimaadka.

 

 

lasoco wararkii ku soo kordha Qardho

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!