-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

DEG DEG: Madaxda dowlada Federalka soomaaliya oo laga mamnuucay Deegaanadda Puntland

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:33 Second

War qoraal ah oo kasoo baxay
Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in laga mamnuucay inta doorashada Puntland ay ka dhacayso in ay deegaanada Puntland ay soo galaan shaqaalaha dowlada Federalka soomaaliya,sida Wasiirada ,Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howlwadeenadda Madaxtooyada Soomaaliya.

Puntland waa maamulkii ugu horeeyay ee soo saara amrka ah in ay imaan karin deegaanad uu ka arimiyo inta ay ka dhamaaneyso doorashada lagu wado in ay ka dhacdo maamulka Puntland.

Maamulka Puntland ayaa mamnuucday In lala soo galo lacag kaash ah Garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada.

Ugu dambeyntii Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa lagu amray in soo gudbiyaan liiska dadka ay sidaan inta aysan Muqdisho ka soo duulin.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!