spot_img
spot_img

DEG-DEG:-Koox Hubeysan oo Fal Dil ah ka fulisay Muqdisho iyo Faahfaahin laga helayo

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Koox ku hubeysan bustoolado ayaa fal toogasho ah ka fulisay isgoyska Korontada, Dagmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Dableyda ayaa werar ku qaaday askari ka tirsan ciidamada Canshuurta qaada ee dowlada Hoose,kaaso isla goobta ku geeriyoday,Markiii ay rasaas badan ay haleeshay askariga dhintay.

Ciidamada amaanka ayaa soo gaaray goobta uu falku ka dhacay kuwaas oo goobta ka qaaday meydka askariga la dilay, Dadka deegaanka ayaa shegeen in askariga la dilay uu muddo dheer halkaas uu ka aruurin jiray canshuurta.

Falalka lagu ugaarsado ciidamada Dowlada iyo mas’uuliyiinta ayaa inta badan waxa sheegta Al-shabaab oo falal Dil iyo qaracyo ka fulisa Soomaaliya.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!