DEG-DEG:-Jugta madaafiic laga Maqlay Muqdisho iyo xerada xalane oo la sheegay in lagu beegsaday,wararkii ugu dambeeyay.

0
157
0 0
Read Time:30 Second

Jugta madaafiic loo maleynayo in ay yihiin Hoobiyaal ayaa goor dhaw laga maqlay magaalada Muqdisho,Gaar ahaan dagmooyinka ku dhow goroonka diyaarada Magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay saddex madfac ayaa la sheegay in lagu tuuray xerada xalane oo saldhig u ah Hay,adaha Q/M,Talis Amisom iyo Safaaradaha dhowr ah oo ku sugan xalane.

Werarka maanta lagu qaday xerada xalane ayaa ku soo aaday iyadoo lagu wado in shirka wadatashiga madaxda Soomaalida ee xalinta khilafaadka doorashooyinka uu ka dhaco Afisyooni.

Lama oga qasaaraha ay geysteen madaafiicda maanta lagu weeraray xerada xalane.

Lasoco waxii soo kordha…..weheliye Media INC.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %