-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

DEG DEG: Gudoomiye waaxeed iyo mid ka mid ah shqaalaha shirkadaha xawaaladaha oo caawa lagu dilay muqdisho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:39 Second

war hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen guddoomiyihii Waaxda Horseed ee degmada Xamar-Weyne ee Gobolka Banaadir allaha unaxariistee Xaaji Iikar.

Dilka Marxuumkaan ayaa ka dhacay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla agagaarka Masjidka Shiikh Rumaanka ee degmada Xamar-weyne sida ay iftinews.com u Xaqiijiyeen ilo deegaanka

Sidoo kale kooxda dilka u geysatay Xaaji Iikar ayaa la sheegay in ay goobta ay ku dileen ruux ka tirsanaa shaqaalaha shirkada Xawaalada dahabshiil laanta Xamar-weyne kaasoo magaciisa lagu sheegay Maxamed Muxyadiin.

Ciidamada Amniga ayaa Goobta soo gaaray kuwaasi oo wali ku jira Howlgal ay ku baadi goobayaan kooxdii dilka geystay.

Dagmada Xamar-weyne waxey ka mid tahay dagmooyinka ugu amniga wanaagsan dagmooyinka gobolka banaadir,waxan marmar ka dhaca falal lidi ku ah amniga .

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!