spot_img
spot_img
0 0

DEG DEG Gudoomiye ku xigeenkii dagmada Matabaan iyo ilaaladiisa oo lagu dilay degaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Meleeshiyo u abaabulan qaab qabiil ayaa weerary gaari uu la socday Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan kaas oo lagu Magacaabi jiray Faarax Nuur Guure (Faarax Dheere)

Guddoomiyaha ku xigeynka la dilay ayaa la sheegay in uu ka tagay magaalada Baladweyne, Xili uu ku sii jeeday dagmada maxaas oo u ka mid ahaay masuuliyiinta deegaankaas.

Inta la xaqiijiyay werarka dhaba galka ah oo ay qaadeen maleeshiyada waxa ku dhintay 3 askri oo ilaalo u ahaay gudoomiyaha la dilay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay qaateen gaarigii uu watay gudoomiyaha isla markaana ay ula baxsadeen dhan Guriceel.

Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada weerarkaas lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii degmada degmada Mataan.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!