-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

DEG DEG: Dagaal hadda ka socda isgoyska Tarabuunka ee Magaalda muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:27 Second

Israsaaseyn culus ayaa ka socota Isgoyska Tarabunka ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho sidda ay iftinews.com u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Ganacsade ku sugan goob ganacsi ku taalla Agagaarka Tarabuunka ayaa iftinews u sheegay in ay dagaallamayaan Ciidamo hubeysan.

Ciidanka dagaallamaya ayaa qaarkood waxa ay yihiin ciidanka Booliska ee ku sugnaa Isgoyska ,haddana lama xaqiijinkaro waxyaabaha dagaalka keenay.

Lama ogga Kooxda hubeysan ee la dagaallameysaa Ciidanka Booliska ee ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka.

Waxa istaagay isku socodkii gaadiidka iyo dadweynaha isgooyska Tarabuunka,lama oga qaraasaraha ka dhashay dagaalka ka socdo muqdisho.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!