spot_img
spot_img
0 0

DEG DEG: Dab Xoogan oo ka kacay Xerada Ugu Weyn Ciidamada Itoopiya Ee  Magaalada Baydhabo iyo Qaraxyo laga maqlayo xerada dhaxdeed 

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:30 Second

Wararka aan ka heleyno Magalada Baydhabo ee ee Xarunta KMG maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in uu dab xoogan uu qabsaday xero ciidamada Itoopiya ay ku leeyihiin gudaha magaalada Baydhabo .

Dadka deegaanka oo iftinews.com la hadlay ayaa xaqiijiyay in dab xoogan uu qabsaday Xero weyn oo ciidamada Miliraryga Itoopiya ay ku leeyihiin Gudaha Baydhabo.

Ciidamada Itoopiya ayaa ku howlan damin dabka ka kacay xaruntooda,waxana garab siinayaa ciidamada Maamulka KGS.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qiiq xoogan laga arkayo xerada dhaxdeeda, balse lama xaqiijin karo ilaa hada waxa sababay dabkaasi iyo khasaaraha soo gaaray ciidamada Itoopiya

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!