spot_img
spot_img

DEG DEG: Banaanbax Lagu Taageerayo M.Farmaajo iyo Dowladda Qatar oo Hada Ka Socda Degmada Hobyo ee gobolka Mudug+Sawirro

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa Degmada Hobyo ee gobolka Mudug hadda ka soconaya bananbax lagu taageeerayo Dowlada Qatar islamarkana looga dalbanaayo iney dadajiso dhismaha Dakada Hobyo.

Banaabaxyaasha ayaa wata borar ay ku sawiran yihiin calanka dowlad Qadar iyo Madaxweyne Farmaajo.

Dadka deegaanka ayaa soo abaabulay banaanbaxa lagu taageerayo dhisid Dakadda Hobyo oo ay dhawaan ku dhawaaqday iney dhiseyso Dowladda Qadar

Inkasto aysan aheyn markii ugu horeysay oo shacabka hobyo  ay Dowlada Soomaaliya iyo Qatar ka dalbadaan dhismaha Hobyo haddane waxaa jirin qaban qabo lagu dhisayo dakada magaalada hobyo.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!