Deg Deg:- Akhriso Xisbiyada Himilo Qaran, Daljir iyo UPD oo Kenya ku garabsiiyey muranka badda iyo baaq ay u direen dowladda Somali.

Waxa lagu kala aragti duwan yahay xiisada diblamasiyadeed ee ka dhaxeysa somali iyo kenya

Xisbiyada Himilo Qaran, Daljir iyo UPD ayaa Kenya ku garabsiiyey muranka badda kadib war saxaafadeed ay soo saareen.

XIsbiyadaan ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ka fiirsato go’aan ay qaadanayaan.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso

FIKIR KAADA KA DHIIBO MAXEY KULA TAHAY QAABKA LOO WAJAHAYO ARINTAA?.

About A.Hussein 1134 Articles
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Comments are closed.