spot_img
spot_img
0 0

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada oo garab ka helaya kuwa amisom iyo Al-shabab ayaa xalay ka dhacay deegaano ku teedsan Dagmada Qoryooley ee G.Shabelada Hoose.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:30 Second

Dagaal yahano ka tirsan Al-shabab ayaa la sheegayaa iney werar safmareen ah ay ku qaadeen dhowr fariisin oo ay ku leeyihiin ciidanka dowlada iyo kuwa amisom oo kala ah Kabtan Laas.Danow iyo Mashalaay oo inta badan ah deegaano ku teedsan Dagmada Qoryooley ee G.Shabelada Hoose.

Dagaalo mudo soconayay ayaa la sheegay in halkaas uu ku dhaxmar dhinac yada dagaalamay inkastoo ilaa hada aan la xaqiijin qasaaraha kala gaaray labada dhinac ee dirirtu dhax martay.

Xiriiro aan la sameynay maamulka dagmada iyo kuwa ciidan ayaa ka gaabsaday iney faahfaahin ka bixiyaan dagaalka ka dhacay degaanka Qoryooley Ee G.Shabelada Hoose.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!