-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Dagaal U Dhexeeya Ciidanka Dowladda Iyo Al-Shabaab Oo Ka Socda Degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:35 Second

Dagaal ku dhaxeeya ciidamada dowlada iyo dagaalamayaa Al-shabaab ayaa ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabelle.

Dagaalka oo sigaar ah uga socda deegaano hoostega degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee Hiiraan ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidanka ay weerar ku qaadeen goob ay ku sunaayeen Al-shabaab.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay ku warrameen in la maqlayo dhawaqa rasaas xoogan oo ay isku adeegsanayaan Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab, isla markaana uu jiro khasaaro kala duwan, wallow aysan caddeyn karin.

Ciidamada dowlada ayaa kor dhiyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka fulinayaan deegaano badan oo ka tirsan Hirshabeelle,kuwaas oo lagu dilay dagaalamayaal badan qaarna nolosha lagu qabtay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!