spot_img
spot_img

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Amaanka iyo Ciidamo horka cayay banaanbaxyo lagu taageerayay mooshinka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhacay M.Baydhabo

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Wax magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ka dhacay banaanbaxyo lagu taageeray mooshinka laga keenay madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Maxamed abdullahi Farmaajo.

isku dhacyo u dhaxeeya ciidamo hor ka cayay baananbaxayaa iyo kuwa amaanka ayaa isku badalay iska hor imaad ciidan .

ciidamada iyo dadka shacabka aha ayaa taageer sanaay gudoomiye Mursal iyagoo ku dhawaaqyay hadalo taagero u ah Gudoomiha kuna sheegayeen iney taageersanyihiin in mooshin laga keeno madaxweyne Farmaajo.

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhaawacan tay oo la sheegay iney ahaayeen arday goobta wax ku baraneysay oo ka mid aheyn dadka banaanbaxa dhigayay.

Xaalada magalada Baydhabo ayaa ah hadda mid dagan mana jiro masuul ka hadlay is risaaseyn ka dhalatay Banaan baxayaasha.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!