Dagaal Khasaaro Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan G/Banaadir

0
193
0 0
Read Time:18 Second

Dagaal Dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya,iyadoo uu ka dhashay khasaaro nafeed.

Sida wararka aynu ku heleyno shan qof ayaa ku geeriyootay , mana cada sababta dhabta ah ee ka dambeysay dagaalkasi.

Wixii warar ee kusoo kordha kala soco Weheliye.com

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %