spot_img
spot_img
0 0

Dagaal culus oo Lagu Dilay Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Degaano Ka Tirsan Gobolka Galgaduud

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:29 Second

Wararka naga soo gaarayo deegaano hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka dowladda Federaalka.

Dagaalkaan ayaa waxaa ka yimid, kadib markii Ciidanka dowladda qeybta 21-aad iyo kuwa Galmudug ay saakay howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka bilaabeen deegaanada Ceeldheere iyo Sinadhaqo ee duleedka Dhuusamareeb.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka guutada 15-aad qeybta 21-aad ayaa sheegay in dagaalka socda uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray Ciidanka dowladda iyo Shabaab.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!