
Ku dhawaad labba bilood waxa hakad ku jira bixinta baasaboorka somaliga ah.
Sameyn la,aanta baasaboorka ayaa sameyn weyn ku yeelatay dad badan oo u safri lahaa xaalado caafimad,Mid Ganacsi iyo mid wax barasho.
Dowlada fadaraliga ahi ayaa war rasmi ah kasoo saarin sababta keenta hakadka ku yimid daabacad la,aanta baasaborka somalia.
Xarumaha laga bixiyo baasaboorka waxa buux dhaafiyay dad badan oo baahi gaar ah u qaba helida baasborka somaliga,Walo xarumaha lagu bixiyo baasborka la xiray oo aysan shaqeynen.
Dhageyso wareysi VOA ay ka diyaarisay helis la,aanta baasaborka Somaliga.