spot_img
spot_img
0 0

Daawo: Dibabax ay sameeyeen arday wax ka barata mid ka mid ah jamacadaha dalka

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:1 Minute, 1 Second

Banaanbax ka dhan ah maamulka jaamacada SIMAD oo ay dhigeen ardey ka tirsan kuliyada caafimaadka kadib markii laga badalay Hormuudka -koodi oo ka horyimid macalimiin ajaaniib ah oo la sheegay ineysan laheyn tayo

Ardeyda aya ka dalbaday maamulka sare ee jaamacada in lo soo celiyo Dr Amiin oo aasaasihi iyo hormuudki kuliyada caafimaadka oo ay ardeyda shegeen inuu ahaa hormuud wax badan ku soo kordhiyey kuluyada caafimaadka 4 sano .

SIMAD waxey ka mid tahay jaamacadihi ugu horeeyey dalka waxaana lagu tiriyaa kuwa you tayada badan.

War kasoo baxay jamacadda Simad ayaa lagu sheegay iney tahay mid been abuur ah warka uu baahiyay #DalsanTv.

Golaha Akadeemiyada Jaamacadda ayaa waxbarashadii ka joojiyay 30 arday oo ka tirsan kulliyada caafimaadka kadib markii ay ku xadgudbeen hab-dhaqanka iyo shuruucda jaamacadda “Chapter I Artcle 14, Chapter II Artcle 1 (ac, d, j, k and m), Artcle 2 (a) iyo Artcle 3 (d)”.

Muuqaalka uu baahiyay Dalsan TV waxaa ka muuqda xirfad yari iyo been abuur ay ku sheegeen in 400 ay gaarayaan ardaydas. Hadaba, waxaan kula talinaynaa maamulka Dalsan TV in ay ilaaliyaan akhlaaqda saxaafadda.Waxaa looga digayaa dadka in ay warbixin been ah ka faafiyaan jaamacadda.

Halkaan Ka daawo Muqaalka ay baahiyeen Dalsan Tv

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!