Global Statistics

All countries
195,400,542
Confirmed
Updated on July 27, 2021 7:43 am
All countries
175,508,767
Recovered
Updated on July 27, 2021 7:43 am
All countries
4,183,452
Deaths
Updated on July 27, 2021 7:43 am

Global Statistics

All countries
195,400,542
Confirmed
Updated on July 27, 2021 7:43 am
All countries
175,508,767
Recovered
Updated on July 27, 2021 7:43 am
All countries
4,183,452
Deaths
Updated on July 27, 2021 7:43 am

Cristiano Ronaldo Oo Laga Helay Cudurka Halista Badan Ee COVID-19

Xiriirka kubada Cagta Portugal ayaa Xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo laga helay cudurka halista badan ee Corona Virus, sidaas darteed uusan diyaar u noqon doonin Kulanka Portugal ee UEFA Nations League ee ay la ciyaarayan Xulka Sweden Habeenka Arbacada.

35 Jirkan ayaa laga reebay kulanka Sweden iyadoo la sheegay in ciyaaryanada kale ee xulka laga wada baaray isla markaana laga helin.

Ronaldo ayaa sidoo kale laga yaaba inuu seego kulamada Juventus marka ay soo laabato ciyaaraha kooxaha ee todobaadkan.

Kooxda Marwada Duqda ayaa wajihi doonta Kooxda Crotone meel ka baxsan kalcadeeda waana kulan ka mida horyaalka Serie A.

Sidoo kale Juve ayaa u safri doonta dalka Ukraine si ay halkaasi kula ciyaarto kooxda Dynamo Kyiv kulankooda furitaanka ee Champions League.

Isagoo ka hortagaya wax dhibaato ah , wuxuu Ronaldo qasab ku noqon doonta inuu soo laabto ama uu kasoo muuqdo kulanka ay kooxdiisa Juventus wajihi doonto kooxda Barcelona 28 October.

spot_imgspot_img
spot_img

Hot Topics

Related Articles

error: Content is protected !!