Ciidanka Booliiska Kenya oo heegan xoogan lagaliyay kadib cabsi laga qabo in Al-shabaab ay weeraro hor leh ku qaadaan wadankaasi.

0
155
Kenya Defence Force soldiers arrive in Garissa University College in Garissa April 4, 2015. REUTERS/Goran Tomasevic
0 0
Read Time:32 Second

Saraakiisha ciidanka Booliiska Kenya ayaa sheegay in heegan buuxa la geliyey ciidanka Booliska iyo kuwa sirdoonka dalkaasi, kadib cabsi laga qabo in Al-shabaab ay weeraro hor leh ku qaadaan wadankaasi.

Ciidamo isugu jira Booliis iyo Milatari ayaa aad loo dhoobay deegaanka Elwak-Kotulo iyo waddooyinka ka yimaada dhanka magaalada Mandhera.

Saraakiishan ayaa sheegaya iney heleen xog cusub oo ah in ururka Al-shabaab doonayo weeraro iney ka fuliyaan gudaha wadanka Kenya.

Meelaha qaar ciidamada waxay ka sameynayaa baaritaanno aad u xooggan, xilli walbana waxay saraakiisha sheegeen in weerar ay filan karaan.

Al-Shabaab ayaa inta badan weraro khasaare geysta waxa ay ka fuliyaan gudaha dalka Kenya.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %