Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Ku Biiray Somaliland

0
202
0 0
Read Time:24 Second

Tiro Ciidamo ah Oo Ka Tirsanaa Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramaya inay u goosten dhankaas iyo Somaliland.

Ciidanka u goostay Somaliland ayaa la sheegaya inay ku sugnaayen Degmada Lagu magacaabo Boocame ee gobolka Sanaag.

Saraakiil sar sare oo ka tirsan Somaliland ayaa si diiran usoo dhaweeyay ciidamadan kasoo goostay Puntland.

Dhanka kale Ciidamadii soo goostay ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin inay kusoo biiran Somaliland, isla markaana ay diyaar u yihiin inay qabtan howl kasta oo dhanka amniga looga baahdo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %